Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK oo wadahallo la bilowday kooxda Taalibaan


Dowlada Britain ayaa wadahadallo la bilowdey xoogagga Taalibaan si ay ugala xaajooto siddii ay uga soo saari lahaayeen dadka haysta dhalashada Britain iyo kuwa reer Afghanistan u shaqeeyey askarta Britain markii ay ku sugnaayeen dalkaasi.

Wakiilka gaarka ah ee Britain u qaabilsan Afghanisnta xilligan kala guurka ah oo la yidhaahdo Siman Gass ayaa u duulay magaalada Doha ee Qadar, si uu ula kulmo wakiillada Taalibaan, sidda lagu sheegay qoraal rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Britain.

Warbixin amuurtaasa ku saabsan waxa magaalada London inooga soo diray Wariyaha VOA, Abdihafid Awil Ismail.

UK oo wadahallo la bilowday kooxda Taalibaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00


XS
SM
MD
LG