Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Midowga Yurub oo ka shiraya xaaladda Afghanistan


Mas'uuliyiinta ururka Midowga Yurub ayaa maanta ku shiraya magaalada Brussels ee dalka Belgium, iyagoo ka arrinsanaya qabsashada Ururka Taalibaan ee dalka Afghanistan.

Ururka ayaa ka walaacsan in arrintan ay ka dhalan karto qulqulka qaxooti iyo muhaajiriin horleh oo soo gaara dalalka Midowga Yurub si lamid ah sanadkii 2015-kii marka dalka Syria ay dagaaladdu ka dhaceen. Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan kasoo diray London.

Madaxda Midowga Yurub oo ka shiraya xaaladda Afghanistan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00



XS
SM
MD
LG