Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay ka bixitaanka Mareykanka ee Afghanistan?


Askarigii ugu dambeeyey ciidanka Mareykanka ee ka taga Kabul

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagaboobay joogitaankoodii militari ee waddanka Afghanistan, waxaan diyaaradihii ugu dambeeyay ay ka duuleen garoonka diyaaradaha ee Kabul hal daqiiqo kahor saqdii dhexe ee Kabul.

Gen. Frank McKenzie, oo ah madaxa Taliska Dhexe ee Mareykanka ayaa ku dhaawaay in Mareykanku soo gabagabeeyay howlgal militari oo qaaday 20 sano.

Haddaba maxay ka dhigan tahay in 20 sano ka dib ay dowladda Maraykanka ay guud ahaan ciidamadeeda kala soo baxdo dalka Afghanistan, ujeeddadii uu kalahaase maka gaaray?

Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayay Caasho Ibraahim Aadan weydiisay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo bartay horumarinta caalmiga ah oo ku sugan gobolka Virginia ee dalka Maraykanka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG