Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isaaq Cali Gaabow: 59 jir araga la' oo hadda iskuul billaabay


Isaaq Cali Gaabow waa 59 sano jir, aabo leh labo xaas iyo 16 caruur ah, aragana la’. waxuu horan ahaa farsamo yaqaan guryaha dhisa balse markuu araga belay guri-joog noqday.

Isaaq ayaa dhiiri-gelin ka helay mid ka mid ah macalliminta wax bara dadka araga la ee xerada qaxootiga Ifo ee Kenya, waxuuna billaabay in wax ka barto iskuulka hoose dhexe ee Hormuud ee xerada Ifo.

Warbixintan waxaa xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA-da Axmednuur Maxamed Cabdullahi Yogol.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG