Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo weerarro toorey ah ka geystay Germany


Weerarro toorey loo adeegsanayo oo ay gaysanayaan wiilal dhalinyaro Soomaali ah ayaa mudooyinkan dambe ku batay dalka Jarmalka oo ay ku sugan yihiin Somali badan oo siyaabo kala duwan dalkaas ku galay.

Todobaadkii hore, nin Somali ah ayay toogasho ku dileen ciidamada ammaanka ee dalkaas, kadib markii uu dhaawac torey ah gaarsiiyay dhawr qof oo iskugu jiray ehelkiisa iyo deriskiisa.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixintan ku eegaysa dhibaatooyinka waayahan ku soo noqnoqday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Germany.

Dhallinyaro Soomaali ah oo weeraro toorey ah ka geystay Jarmalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00


XS
SM
MD
LG