Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuutiyiinta oo askar badan ka dilay ciidanka Yemen

Wararka ka imanay dalka Yemen ayaa sheegaya in maleeshiyada Xuutiyiinta ay weerar ku qaadeen saldhig ay leeyihiin ciidamada Yemen ee dhinaca koonfureed ee dalkaasi.

Tobannaan askarta Yemen ka mid ah ayaa la sheegay in lagu dilay weerarkan.

Wararkii ugu dambeeyey waxaa warnbixintan nooga soo diray weriyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.

Xuutiyiinta oo askar badan ka dilay ciidanka Yemen
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:17 0:00


XS
SM
MD
LG