London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Aadan Cabdi Cadar oo ah Guddoomiyaha Hay'adda ARC ee bariga Africa, wuxuuna muddo dheer QM kala soo shaqeeyay dalalka Afghanistan iyo Pakistan.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.