Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta COVID-19 ee Kobaca Dhaqaale ee Africa


Saddex sanadood ka hor, ku dhawaad dal kasta oo ka mid ah dalalka qaaradda Africa waxa uu oggolaaday in uu qeyb ka noqdo heshiis dhinaca ganacsiga xorta ah, kaasi oo loogu talagalay in lagu yareeyo tarifada la dulsaaro badeecadaha, sarena loogu qaado dhaqaalaha. Laakiin heshiiskaasi weli si buuxda uma dhaqan gelin, sababo la xiriira xayiraadaha ka dhashay COVID-19.

Wariyaha VOA Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi, waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Dhaqaalaha Africa iyo Saameynta COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


XS
SM
MD
LG