Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Doorashada Jarmalka ee dhawaan dhacaysa


Dalka Jarmalka waxa uu ka mid yahay wadamada ay qaxoontiga Soomaalidu ugu badan yihiin Yurub, sannadihii ugu danbeeyeyna waxa dalkaasi galay megangelyo doon Soomaaliyeed oo badankoodu soo tahriibay.

Dhinaca kale, muhaajiriinta Suuriya iyo Afqaanistaan ayaa dalkaasi ku badan, tan oo xisbiga iminka talada haya marar badan ay xisbiyada kale kaga ololeeyeen u dabacsanaanta qaxoontiga.

Haatannna, bil keliya ayaa ka hartay Doorashada Guud ee dalkaasi.

Cabdirashiid Shariif oo ka tirsan Xisbiga Green Party ahna shaqaale bulsho ayaa wariyaheena Cabbdixaafid Cawil Ismaaciil uga waramay ololaha doorashada iyo saameynta ay natiijadiu ku yeelan karto ajanabiga dalkaas ku nool oo Soomaaliduna ay ka midka tahay, waxa uu ku bilaabaya sharaxaad kooban oo uu ka bixinayo xisbiyada tartamaya.

Dhageyso doorashada Jarmalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:09 0:00


XS
SM
MD
LG