Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ku dhawaad 100 qof oo shalay COVID-19 ugu geeriyooday magaalada Garissa

Garissa
Garissa

Tirada dadka xanuunka COVID-19 ugu dhimanaya magaaladda Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa si weyn u korortey, waxaana jirta tiro dad ah oo uu dhintay xanuunkan 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

Tirada dhimashada ayaa saraakiisha gobolka ay ku sheegeen inay gaartay 100, iyadoo Wasaaradda Caafimaadkuna ay walaac ka muujisay.

Wariyaha VOA Maxamed Farah Shire ayaa warkan kasoo diray Gaarisa.

Ku dhawaad 100 qof oo shalay xanuunka COVID-19 ugu geeriyooday magaalada Garissa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00


XS
SM
MD
LG