Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ku soo kordhay xaaladda dalka Afghanistan?


Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, waxaana qaraxaan noqday mid abuuray walaac lama filaan ah.

Weerarkii shalay oo khasaare gaarsiiyay dad shacab ah iyo ciidanka Mareykanka waxa uu hakiyey hawlihii daadgureynta.

Wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan Melbourne kasoo diray.

Maxaa ku soo kordhay xaaladda dalka Afghanistan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00


XS
SM
MD
LG