Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Canada oo ka qeyb qaadanaya soo dhaweynta qaxootiga Afghanistan


Dowladda Canada ayaa shaacisay in ay qaxooti ahaan u qaadan doonto ilaa 20,000 oo reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay kujiraan madaxda ururrada haweenka, shaqaale dowladeed iyo dad kale oo dhibaatooyin kala kulmi kara Taalibaan.

Tiro yar oo ka mid ah 20-kaas kun, ayaa durba gaaray Canada, balse dowladda Canada waxey sheegtay in marka hore ay ciidamadeeda kasoo baxayaan dalkaas kahor inta aysan dhammeystirin qaxootiga ay ka keeneyso Afghanistan.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixinsan Toronto ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG