CAIRO —
Dawladda Algeria ayaa sheegtay inay xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dalka ay dariska yihiin, mudada dheerna ay saaxiibka ahaayeen ee Morocco
Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Cusmaan Saxnuuni.