JIGJIGA —
Doorashadii dowlad-deegaanka Soomaalida ayaa markii saddexaad dib loo dhigay, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya.
Wariyaha VOA-da Maxamed Ugaas Gaataa ayaa warbixinta Jijgjiga ka soo diray.