Ganacsatada Soomaalida ee magaalada Dhadhaab ayaa ka walaacsan saameyn xooggan oo uu ku yeeshay xanuunka Coronavirus, kaasi oo hakad galiyey ganacsigooda, islamarkaana si weyn hoos ugu dhigay macaamiishoodii.
Warbixintan waxaa magaalada Dhadhaab kasoo diray wariyaha VOA ee Axmednuur Maxamed Cabdullaahi Yogol.