Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siidii: Dadkii ay dileen Amisom waxay ahaayeen rayid


Hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dhowaan sheegay inay baaritaan ku samaynayaan dhacdo ka dhacday degaanka Golweyn oo ay ku dhinteen 7 qof.

AMISOM ayaa markii hore sheegtay in ciidamadoodu ay ka jawaabeen weerar gaadmo ah oo ay Al-Shabaab kusoo qaadeen, ayna dileen 7 argagaixiso ah. Hase yeeshee markii dambe waxay sheegeen AMISOM inay baaritaan buuxa ku samaynayaan dhacdadaas. Dadka goobjoogayaasha ahna waxay sheegeen inay dadkaasi ahaayeen rayid.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa xaqiiqada arrintan ka waraystay Guddoomiyaha Shabeellda Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG