Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhimashada dabkii ka kacay Algeria oo korortay


Algeria flag
Algeria flag

Ugu yaraan 42 qof oo 25 ka mid ah ay yihiin ciidan ayaa geeriyooday, kaddib markii dalka Algeria uu ka kacay dab baaxadwayn leh, waxaana madaxweynaha dalkaas Abdelmadjid Tebboune uu sheegay in boqolaal dad ah laga soo badbaadiyay dabkan.

Wariyaha VOA ee magaalada Qaahira Xuseen Xaxnuuni ayaa warbixintan inoo soo diray.

Dhimashada dabkii ka kacay Algeria oo korortay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:52 0:00


XS
SM
MD
LG