Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu salka ku hayaa khilaafka guddiga doorashada gobollada Waqooyi?


Guddiga doorashada gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa markale doortay laba gudoon kaddib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble uu taageertay doorashadii ka dhacday Afisyooni.

Warbixin dhinacyo badan ah waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG