Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: Waa in wax laga qabtaa macluusha sii kordheysa


Qaramada Midoobay ayaa ka digeysa in gaajada ka jirta dunidu ay sii kordheyso, sidaas darteedna loo baahan yahay in la qaado tallaabo degdeg ah oo looga hortagayo macluul iyo dhimasho bilaha soo socda daraasiin ka mid ah dalalka aan xasillooneyn ee dunida.

Digniinta ayaa lagu sheegay warbixin ay sii deysay hay’adaha QM u qaabilsan cuntada FOA iyo WFP. Wariyaha VOA Lisa Schlein ayaa warkan ka soo dirtay Geneva waxaana noo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Warbixin: QM oo ka digtay macluusha sii kordheysa ee caalamka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00


XS
SM
MD
LG