Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Xannibaado cusub oo COVID-19 la xiriira


Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay maanta oo Jimca ah in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadku foor ka foolka isugu iman jiraan, taasna ay qeyb ka tahay talaabooyin lagu doonayo in lagu xakameeyo faafista xanuunka COVID-19 oo hadda Faraciisa Delta uu ku soo xoogeystay Kenya.

Wasiirka oo kala hadalayay shacabka Kenya Telefishnada ayaa sidoo kale ugu baaqay hey’adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay inay shaqaalahooda u ogolaadaan inay guryaha ka soo shaqeeyaan.

Wariyaha VOAda Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan Nairobi ka soo diray.

Dhageyso xanuunka COVID ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00


XS
SM
MD
LG