Isku xirrada

War Deg-Deg ah

London: Shirweynihii waxbarashada oo la soo gabagabeeyey


Waxaa magaalada London lagu soo gaba-gabeeyay shalay shirweynihii iskaashiga waxbarashada. Intii uu shirku socday waxaa lagu yaboohay lacag 5 billyan oo Gini oo lagu caawinayo horumarinta waxbarashada sagaashan dal oo Soomaaliya ay ku jirto.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Ra'iiusl Wasaaraha dalka Britain, Boris Johnson, waxaana ay ka wada hadleen iskaashiga labada dal.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan kasoo diray London.

Dhageyso shirka waxbarashada ee London
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00


XS
SM
MD
LG