MELBOURNE —
Soomalida iyo Muslimiinta kale ee ku nool dalka Australia ayaa maanta qaarna si caadi ah masaajidda ugu ciideen, qaarka kalena ay guryahooda ku dhex ciideen xayiraadaha COVID19 darteed.
Wariyaha VOA ee qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan inoo soo diray.
Facebook Forum