Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Wajeer ayaa ku muransan maamulidda lacag amaah ah oo uu helay


Siyaasiyiinta maamulka Wajeer ee Woqooyi-bari, Kenya ayaa isku haysta maamulidda lacag malaayiin ah oo si amaah ah loo siiyay xildhibaanada maamulka countiga Wajeer xilli ay qaarkood aaminsan yihiin la musuq maasuqay lacago kale oo badan.

Warbixintan waxaa Gaarisa ka soo diray wariyaha VOAda Maxamed Faarax Shire.

Dhageyso muranka siyaasiyiinta Wajeer
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00


XS
SM
MD
LG