WASHINGTON —
Dalka Mareykanka ku dhowaad 43 milyan oo arday ayaa lagu leeyahay lacag dhan 1.73 tirilyan oo dollar oo ah lacag ay dowladdu amaahisay muddadii ay dhiganayeen jaamacadaha, waxaana madaxweynaha Mareykanka Joe Biden hakiyay soo celinta lacagahaasi iyo faaiidada dulsaaran illaa dhammaadka September.
Laakin arday badan oo la daalaa dhacaya in ay iska bixiyaan deyntan ayaa raja ka qaba in la helo sharci lagu cafiyo deymahan.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixin ka diyaariyay.
Facebook Forum