Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka


Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa hirgelinta heshiiskii ay dhawaan dowladda iyo maamul goboleedyadu ay ka gaareen arrimaha doorashada.

Wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow ayaa noogu soo diyaariyay Magaalada Muqdisho.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:35:57 0:00


XS
SM
MD
LG