Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumanaan ka tirsan taageereyaasha xulka Scotland oo laga helay COVID-19


Sida ay xaqiijisay hay'adda Caafimaadka Scotland, ugu yaraan 1,991 oo qof oo ka mid ahaa taageerayashii xulka Scotland oo London kaga qayb galay cayaartii dhex martey Scotland iyo England ayaa laga helay xanuunka COVID-19, iyada oo ilaa 2000 oo kiis oo cusub la helay tan iyo ciycaartii London.

Hay’ada Caafimaadka ee Scotland in taageereyaashan ay garoonka ku daawadeen ugu yaraan hal ama laba ciyaarood, iyadoo tirada kiisaskuna ay sii kordheyso.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxa magaalada london inooga soo direy Wariyaha VOAda qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Kumanaan taageereyaasha xulka Scotland oo laga helay COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00


XS
SM
MD
LG