Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goormee lagu dhawaaqayaa natiijada doorashada Itoobiya?


Shir jaraa'id oo ay xalay qabteen guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagaga hadlay halka ay marayso natiijadii doorashada dhawaan dalkaas ka dhacday, iyagoo sheegay in 65% codadkii la dhiibtay ay guddiga soo gaartay, lana sugayo inta harsan.

Guddiga ayaa doorashada ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan cabashooyin ka soo ka imaanay xisbiyada qaarkood, iyagoo ka cabanayay hannaanka doorashadu u dhacday iyo tirinta codadka.

Wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warbixintan inoo soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG