Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan isbedelka lama filaanka ah ee ka dhacay Tigray


Xoogaga Tigray ee Ethiopia ay Talaadadii shalay sheegay in ciidankii dowladda ay ka eryeen magaalada caasimadda gobolkaas ee Mekelle, kaddib markii ay magaalada qabsadeen, waxaana arrintan noqoneysa isbedel weyn oo ku yimid dagaalkii gobolkaas ka socday siddeeddii bilood ee la soo dhaafay.

Haddaba waxa isbeddelkan degdegga ah keenay, tallaabada xigta ee Jabhadda iyo kala doorashooyinka Raisul Wasaare Abiy Axmed horyaalla ayaa waxa warbixintan ka diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.

Warbixin ku saabsan is-bedelka lama filaanka ah ee ka dhacay gobolka Tigray
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00


XS
SM
MD
LG