Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kiisaska COVID-19 ee dalka Canada oo hoos u dhacay


Kiisaska maalinleha ah ee COVID-19 ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid hoos u dhac weyn, waxaana arrinkan ay farxad galineysaa dadka reer Ontario oo Soomaaliduna ay qeyb ka yihiin, kuwaas oo dhawaan galaya wajiga labaad ee lagu debcinayo xayiraadaha.

Xusen Nur Xaji ayaa warbixintan ka soo diray Toronto.

Kiisaska COVID-19 ee dalka Canada oo hoos u dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00


XS
SM
MD
LG