Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoraaga buugga The New Black Awakening oo sharraxaya tabashooyinka dadka laga tirada badanyahay ee Mareykanka


Dr. Kayse

Dhawaan waxaa dalka Mareykanka maamuus loo sameeyey, fasaxna laga dhigay maalintiii la soo gabgabeeyey addoonsiga dadka madow ee dalkan Mareykanka.

Inkasta oo addoonsiga la soo gabgabeeyey, hadana waxaa jirta tabashooyin ay dadka madow iyo guud ahaan kuwa laga tirada badanyahay ee dalkani ay qabaan, gaar ahaana cadaalada, booliska iyo fursadaha dhaqaale abuurista oo mararka qaar aysan qeybtooda helin.

Dr Kayse Yasin Farah oo ah dhaqtar cudurada Ilkaha ku taqasusay, sidoo kalena dhaqtar u ahaa ciidamada Bada ee Mareykanka ayaa qoray buug uu kaga hadlayo dhibaatooyinka dadka madow ee dalkan, waxaana buuggan ugu magac darey “The New Black Awakening”.

Wariyaha VOA ee Washington Falastin Ahmed Iman ayaa ugu horreyn weydiisay Dr. Keyse waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu buuggan ka hadlayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG