Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Derek Chauvin oo lagu xukumay 270 bilood oo xarig ah


Derek Chauvin oo ahaa sarkaal boolis hore ahaa, laguna helay dambiga dilkii George Floyd oo ahaa bulshada Mareykanka Madowga ah, kaas oo ka dhacay magaalada Minneapolis ayaa maxkamadda degmada Hennepin ee gobolka Minnesota ku xukuntey 270 bilood oo u dhiganta 22 sano iyo bar oo xabsi ah.

Haddaba, sidee ayay u arkaan Soomalida iyo dadka Madowga ah ee laga tirada badanyahay ee Minnesota xukunka dhacay.


Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixinta ku eegaysa.

Derek Chauvin oo lagu xukumay 270 bilood oo xarig ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00


XS
SM
MD
LG