Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka soo baxay shirkii beesha caalamka ee arrimaha Libya?


Shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Berlin ayaa looga hadlay geeddi-socodka nabadda ee dalka Libya, waxaana shirkan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Germany oo kaashaneysa Qaramada Midoobay ka soo qeybgalay dhinacyada Libya iyo wasiirro caalamka ka socda.

Shirkan waxaa diiradda lagu saaray amniga iyo doorasho ka dhacda dalka Libya iyo waliba sidii dalkaasi looga saari lahaa ciidamada ajinabiga ah.

Xuseen Sahnuuni ayaa warbixintan ka soo diray Qaahira.

Maxaa ka soo baxay shirkii beesha caalamka ee arrimaha Libya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00


XS
SM
MD
LG