Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo si weyn u cambaareeyay xadgudubyada Itoobiya ee Tigray


Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield
Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield

Maraykanka ayaa si weyn u cambaareeyay duqeyn dad rayid ah ay ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia, waxaana Maraykanka, Midoga Yurub iyo Qaramada Midoobay ah ku baaqayaan in baaritaan lagu sameeyo dadkii ka danbeeyay duqeyntaas.

Warbixin ku saabsan arrintan waxaa inoo soo koobaya wariyaha VOA Farah Mohamed Ali.

Mareykanka oo si weyn u cambaareeyay xadgudubyada Itoobiya ee gobolka Tigray
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00


XS
SM
MD
LG