Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Nairobi oo ka cabanaya tuugo ku soo badaneysa Islii


Islii

Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa walaac xooggan ka muujiyay kooxo burcad ah oo xilliyada habeenkii ah Mobilada ka dhaca dadka ku nool xaafaddaas, waxaana la sheegay in tuugadan ay si gaar ah u beegsanayaan Soomaalida oo kaliya.

Arrintan ayaan imaanaysa iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay kordheen falalka afduubka ah ee loo gaysto Soomaalida ku nool Kenya, gaar ahaana xaafadda Islii

Wariyaha VOA-da ee Nairobi, Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixinta inoo haya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG