Isku xirrada

War Deg-Deg ah

New Zealand oo xayiraaddii ka qaaday socotada uga imaaneysa Australia


Dowladda New Zealand ayaa ku dhowaaqday in wixii ka dambeeya maanta oo Talaado ah aysan karantiiliz doonin dadka uga imaanaya gobolka Victoria ee dalka Australia, kuwaas oo ay ka mid yihiin Soomaalida.

Warbixintan waxaa magaalda Melbourne ka soo diray wariyaha VOA ee Qaarada Australia & Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo.

New Zealand oo xayiraaddii ka qaaday socotada uga imaaneysa Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG