Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Sisi oo caalamka ugu baaqay inay faragalinta ka daayaan Libya


Abdel Fattah el-Sissi

Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah Al-Sisi ayaa ka hadlay xaaladda dalka Libya, isagoo sheegey in ay muhiim tahay in dadka Libya loo daayo in ay maslaxadeeda gartaan, waddamada caalamkana ay taageeraan dib u soo kabashada dalkaas.

Warbixintan waxaa Qahira inooga soo diray wariyaheena Hussein Saxnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG