Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga Dhadhaab oo codsi u diray dowladda Soomaaliya


Dhadhaab
Dhadhaab

In ka badan 240,000 oo qof oo u badan qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa ka walaacsan sida uu noqonayo mustaqbalkooda, kadib muddo tobanaan sano ah oo ay ku jireen nolol qaxootinnimo.

Iyadoo maanta dunida laga xusayo maalinta qaxootiga caalamka ayaa hoggaamiyayaasha dadka qaxootiga waxay ka dalbanayaan dawladda Soomaaliya inay xaaladdooda kala hadasho dawladda Kenya.

Warbixintan waxaa Dhadhaab nooga soo diray Cabdisalaam Salas oo VOA uga soo warama xeryahaas.

Qaxootiga Dhadhaab oo codsi u diray dowladda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00


XS
SM
MD
LG