Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yuusuf Xasan oo cambaareeyay falalka dilka iyo afduubka ah ee ku soo badanaya Nairobi


Yusuf Hassan
Yusuf Hassan

Yuusuf Xasan oo ah xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamukunji ee ay xaafadda Isliil ka tirsantahay ayaa cambaareeyay falalka afduubka iyo dilalka ah ee maalmihii ugu dambeeyay ka socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dadka ugu badan ee waxyeelladu ka soo gaartay falalkaas waa Soomaali, ilaa iyo haddana waxaa la la'yahay afar qof oo saddex ay gabdho yihiin, waxaana jirtay kale oo madax-fursho lagu soo daayay.

Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtay masuuliyiinta iyo walidiinta ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

Yuusuf Xasan oo cambaareeyay falalka dilka iyo afduubka ah ee ku soo badanaya Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


XS
SM
MD
LG