ISTANBUL — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Carabow Ibraahim oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya. Barnaamijka ayaana ku saabsan xaaladda magaalada Jowhar oo fataahadaha wabiga Shabelle ay si xoog leh u saameeyeen.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.