Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden oo saxiixay sharciga maalin cusub oo fasax ah


Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah 19-ka June, Juneteenth, si loogu maamuuso maalinkii la soo afjarey Addoonsiga dadka madow ee Mareykanka.

Wareegtadan madaxweyne Biden ayaa markii uu saxiixayey waxaa goob joog u ahaa qaar ka mid ah xubnaha Labada Aqal, waxaana tani ay tahay taariikh qormaysa oo wax ku ool u ah in lagu xasuusto taariikhda dadka madowga ah ee u soo halgamay in xor ay noqdaan dadka African-America ah sida dadyowga kale ee caddaanka ah.

Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey aqoonyahanno ku sugan gudaha mareykanka ayaa waxaa ay ka dhigantahay maalintan warbixintan nooga diyaarisay.

Biden oo saxiixay sharciga maalin cusub oo fasax ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00


XS
SM
MD
LG