Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Ardayda Soomaalida ee cilmiga beeraha ka barta Australia


Cusmaan Cali Bariire
Cusmaan Cali Bariire

Cilmiga-beeraha ayaa ah mid aysan dooran inta badan dhallinyarada Soomaalida ah ee galaya Jaamacadaha. Dalka Australia waxaa ku sugan dhallinyaro faro ku tiris ah oo dhigta Jaamacadaha laga barto cilmiga beeraha.

Waxaa ardaydaas ka mid ah Cusmaan Cali Bariire. Weriyaha VOA ee Australia Ibraahim Cumar Baafo oo la kulmay Cusmaan ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Melbourne.

Warbixin: Ardayda Soomaalida ee cilmiga beeraha ka barta Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00


XS
SM
MD
LG