Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan kulankii Joe Biden iyo Vladimir Putin


Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa kulan taariikhi ah oo shalay ay ku yesheen magaalada Geneva ee wad danka Switzerland waxay ku heshiiyeen inay kawada shaqeeyaan xadeynta hubka nukliyeeka iyo ammaanka xogta internet-ka.

Sidoo kale waxay madaxweyneyaashu ka wadahadleen soo celinta danjirayaashii labada dal ee ay horey u kala qaateen.

Shirkan oo muddo kabadan 3-saacadood socday ayay dunidu si weyn isha ugu haysay.

Warbixintan waxaa London ka soo diray weriyaha VOA ee qaaradda Yurub. Abdihafid Awil Ismail.

Warbixin ku saabsan shirkii Joe Biden iyo Vladmir Putin
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00


XS
SM
MD
LG