Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Saameynta isbedelka cimilada ee gobolka Waqooyi Bari Kenya


Todobaadki hore waxaa caalamka laga xusay maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka, waxaana gobolka Waqooyi Bari ee Kenya uu ka midyahay gobollada laga dareemay xaalufinta dhirta iyo ugaarsiga sharci-darrada ah ee duurjoogta ee dalka Kenya.

Haddaba, wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Intasar Salax ayaa xaaladaha deegaanka ee gobolka Soomaalida ka wareystay Habboon Aden Macallim oo ah Wasiirka Dhirta, Deegaanka iyo Tamarta ee Ismaamulka Garissa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG