MELBOURNE —
Sanad kasta waxaa lasoo saaraa liiska magaalooyinka ugu wanaagsan dhinaca nolosha ee dunida, waxaana sannadkan 2021 kaalinta ugu horreysa gashay magaalada Auckland ee dalka New Zeland.
Magaalooyinka Osaka ee dalka Japan iyo Adelaide ee waddanka Australia ayaa kaalimaha labaad iyo saddexaad soo kala galay.
Warbixintan waxaa Melbourne kasoo diray wariyaha VOA-da Ibrahim Cumar Baafo.
Facebook Forum