Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Hooyo Soomaaliyeed oo ka warbixisay weerar lagu soo qaaday


Canada
Canada

Hooyo Soomaali ah ayaa ku dhaawacantay weerar gaadmo ah oo ka dhacay magaalada Edmonton ee Canada, waxaana weerarkan geystay qof aan la garaneyn sababata ku kalliftay, iyadoo uu weerarkan uu dhacay maalmo kaddib markii qoys Muslimiin ah oo ka koobnaa 4 qof lagu dilay weerar loo adeegsaday gaari.

Ururada Muslimiinta Canada ayaa dalbanaya in lasoo afjaro Islaam naceybka, iyadoo dowladda Canada ay sheegtay inay wax ka qabaneyso Islaam naceyka.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa qadka taleefanka ee magaalada Edmonton kula xiriiray hooyada weerarka loo geystay oo sababo la xiriira amnigeeda aanan u shaacineyn magaceeda, ugu horreyna waxa uu waydiiyay sida ay wax u dheceen.

Canada: Hooyo Soomaaliyeed oo ka warbixisay weerar lagu soo qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00


XS
SM
MD
LG