Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa iska beddelay qaxootigii Mareykanka la keeni jiray?


Tan iyo markii uu xafiiska la wareegey madaxweyne Joe Biden waxa uu wadey isbeddelo uu ku sameynayey sharciyadii iyo siyaasadihii adkaa ee Madaxweynihii ka horeeyey uu maamulkiisu qaatey.

Isbeddelaas ayaa waxaa ka mid ahaa arrimaha qaxootiga. Hadaba maxaa iska bedeley ama ay soo kordhiyeen isbedeladaas uu maamulka Biden ku sameeyey arrimaha qaxootiga dalkan la soo dejinayo?

Falastiin Axmed Iiman ayaa arrimahaas ka wareysatey Axmed Cusman Kaamil oo ka tirsan xafiiska Qaxootiga ee gobolka Ohio. Ugu horeyna waxay weydiisey isbedelada uu keeney maamulka Biden ee arrimaha qaxootiga?

Maxaa iska beddelay qaxootigii Mareykanka la keeni jiray?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00



XS
SM
MD
LG