Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa sababay dib u dhaca doorashada deegaanka Somali State?


Waxaa dib loo dhigay doorashadii ka dhici laheyd gobolka Soomaalida Ethiopia ee guud, waxaana doorashadan oo la qorsheeyay in ay guud ahaan dalka Ethiopia, iyadoo dib u dhaceeda lagu sheegay musuq-maasuq ka jira gobollada qaar.

Haddaba arrimhaas ayaa Falastin Ahmed Iman ka wareysatay Mohamed Ismail Sh. Omar oo ah aqoonyahan gobolka kasoo jeeda, kana faallooda arrimaha Geeska Africa, ugu horreyna weydiisay doorashooyinkan iyo waxa keeney dib u dhacooda?

Maxaa sababay dib u dhaca doorashada deegaanka Somali State?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00


XS
SM
MD
LG