Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo dib u furtay magaalooyinkii ay saarneyd xayiraadda COVID-19


TORONTO
TORONTO

Guud ahaan gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa shalay oo Jimco aheyd galay wajiga koowaad ee furitaanka magaalooyinka, kaddib muddo bilo ah oo ay gobolkaas saarneyd xayiraadda COVID-19.

Arrintan ayaa suuragalisay in la furo ganacsiyada qaar oo ay kamid yihiin maqaayadaha.

Gobolka Ontario, waxaa deggan Soomaalida ugu badan ee Canada, kuwaas oo qaarkood ay ku leeyihiinn ganacsiyo kala duwan.

Wariyaheenna Xuseen Nuur Haji ayaa warbixintan inooga soo diray magaalada Toronto ee dalka Canada.

Canada oo dib u furtay magaalooyinkii ay saarneyd xayiraadda COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


XS
SM
MD
LG