Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka


Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay talaabooyinka ilaa iyo hadda la qaaday, wixii ka dambeeyay heshiiskii doorashada dadban ee dhinacayada siyaasadda Soomaaliya ay ku gaareen Muqdisho 27kii bishii tagtay ee May.

Wariyaha VOAda Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa noogu soo diyaariyay Magaalada Muqdisho.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:34:55 0:00


XS
SM
MD
LG