Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boris Johnson oo neecoow qaboow ku tilmaamay booqashada Biden ee UK


Biden iyo Johnson
Biden iyo Johnson

Ra'isul Wasaaraha Ingiriiska Boris Jonhson ayaa ku sheegay booqashada madaxweyde Joe Biden ee UK neecoow qaboow, markii ay labada mas’uul kulmeen kahor shirka G7.

Labbada masuul ayaa mar ay fursad u siiyeen warbaahinta in ay sawiro ka qaado muujiyey dhoolla cadeyn aan lahayn joogsi, dareen saaxiibtinimo iyo isu soo dhowaansho.

Warbixin ku saabsan arrinkan iyo guud ahaan kulanka waddamada G7 ee maanta ka bilowday dalka Britain waxa magaalada London inooga soo diray Wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Boris Jonhson oo neecoow qaboow ku tilmaamay booqashada Biden ee UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


XS
SM
MD
LG